Posted on October 31, 2008 by Buqaqable.com
Dallada Culumaa’udiinka Soomaaliyeed oo iyagu isu xilqaamay arinta Soomaaliya Dhowaana
Shir Jaraa,id uga hadlay waxyaabaha ay ka shaqeyn doonaan Culimadan oo ay ku jiraan culimo waaweyn oo aad looga yaqaan
wadanka soomaaliya ayaa waxaa ka mid ah
Sheikh Nuur Macalin C/raxmaan oo ah Macalin siweyn looga ixtiraamo Koonfur Somaliya Sheikh C/risaaq Sheikh iyo waliba
Sheikh Nuur Baaruud iyagoo ka [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 31, 2008 by Buqaqable.com
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde ayaa maanta Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi Waxa uuna uga hadlay
Waxyaabihii ka soo baxay Shirkii Kenya isagoona Sheegay in uu muddo 15 casho Gudahood ah uu ku soo dhisi doono
Xukuumad cusub oo aanay ku jirin Xubnihii uu Buuqa intiisa badan ka bilowday ee 13 ka Qofood ahaa .
Nuur Cade [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 31, 2008 by Buqaqable.com
Dhegeyso Sahra Cabdi Axmad oo ah Wariye Madax Banaan kana Shaqeynaysay in Mudo ah magaalada Kismaayo oo ay Joogtay Xataa Xiliyadii ay kooxihii qabqablayaasha isaga dambeeyeen oo dhan
Horena wax dhib ah ulama kulmin balse Sida aan ka soo xiganay joornaal ka mid ah joornaalada u dhow dhow xoogaga haysta magaalada Kismaayo
Waxaa lagu talo jiraa in [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 30, 2008 by Buqaqable.com
Qaraxyadii Shalay Ka dhacay Magaalooyinka Bosaso iyo Hargeysa Ee ay ku dhinteen tobonaanka Soomaalida ah
Ayaa la sheegayaa in baaritaanada hordhaca ah ee ay Sameeyeen Maamulka Somaliland lagu ogaaday in falkan laga soo abaabulay Konfur Somalia
Dhinaca kale waxaa caawa la soo diray wakaalada wararka Cajal ay soo direen Kooxda Al-Shabab Cajalkaasoo lagu sheegayo Magacyada qaar [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 30, 2008 by Buqaqable.com
Gudoomiyaha MMI Gobolka Hiiraan Sheekh C/raxman Ibraahim Mocow ayaa ku tilmaamay Shirkii jaraa,id ee ay shalay koox ka mid ah midowga maxkamadaha ku qabteen magaalada B/weyne mid loogu adeegayo dad iyo kooxo ka baxsan dagaanka hiiraan aana u daneynaynin nabada iyo wanaaga gobolka hiiraan
War Saxaafadeedkan ayaa soo baxay maalin kadib markii ay qabteen dhowr [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 30, 2008 by Buqaqable.com
Shalay waxaa ka dhacay magaalooyinka Hargeisa iyo Bosaaso qaraxyo waaweyn oo is qarxin ah kuma cusba somaliya maalmahan in uu qof is qarxiyo isagoo beegsanaya xerooyin ciidan ama dad ka tirsan kooxda Mbghati laakiin qaraxyada shalay
Waxay si kasta uga duwanaayeen qaraxyadii hore u dhici jiray waa marka koowaade waxay ka dhaceen laba magaalo oo ka [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2008 by Buqaqable.com
Qaraxyo waaweyn ayaa gilgilay magaalooyinka Hargeyisa iyo Boosaaso Qaraxyadan oo labada magaalo ku ahaa min laba qarax ayaa wararka ilaa hada ka soobaxaya
Kuwa ka dhacay Hargeisa Waxay sheegayaan inay isku Mar ka dhaceen meel ku dhow Madaxtooyada iyo Safaarada
Ay Ethiopia ku leedahay Hargeisa wararka hordhaca ahna waxay sheegayaaninay jiraan dhimasho gaaraysa labaatameeyo
halka uu dhaawacna jiro [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa maanta u geeriyooday dhaawac ka soo gaaray qaraxii shalay ka dhacay Magaalada Marka ku simahii gudoomiyaha Maamulka gobalka shabeelada hoose Maxamad Maxamuud Cilmi (Maxamad Carab)
isla qaraxaas ayaa waxaa ku geeriyooday taliyihii Ciidanka booliiska Shabellada hoose Nuuriye Cali faarax oo isag aan nafba ula dhicin iyo qaar badan oo ka tirsanaa illaaladiisa
Maxamed maxamuud Cilmi [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 29, 2008 by Buqaqable.com
Dhageyso Cabdullaahi Yuusuf Axmed Ayaa la sheegey in uu ka baaqsaday ka Qeybgalka shirka golaha baarlamaanka iyo IGAD waxyar ka hor intii uusan furmin kadib Markii uu ogaaday waxa ka soo socda Meesha kadib markii uu furay shirka
Wasiirka arimaha Dibada Ethiopia oo ku Hadalayay magaca IGAD , daqiiqado kadib Waxaa goobta ka dhashay
Buuq iyo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on October 28, 2008 by Buqaqable.com
5-kamid ah ciidamada ethiopia ayaa ku dhintay kadib markii uu la qalibmay gaari Ural ah oo ay ka buuxeen kuna rogmaday agagaarka xaruntii hore ee Kuliyaddii Jaalle Siyaad.
Gaariga Uralka ah ayaa la sheegay inuu gebi ahaanba burburay, waxaana dadka deegaanku ay sheegeen inay arkayeen meydadka askar ethiopian ah oo laga daad gureynayo
halka [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia | Leave a Comment »