Posted on September 30, 2008 by Buqaqable.com
(1) indha cade Dhageyso (1) Sh Xasan Turki Dhageyso
(2) indha cade Dhageyso (2) Sh Xasan Turki Dhageyso
(3) indha cade Dhageyso (3) Sh Xasan Turki Dhageyso
Marka laga soo bilaabo Dowladii ugu dambeysay somaliya ilaa hada waxaa iska dambeeyay dad siyaasiin ah macnaha xukun doon ah ururo ah qabaail ah hogaamiye kooxeed jabhado mooryaan iyo culumo ugu dambeyna wax loogu yeeray Dowlad taasoo [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 29, 2008 by Buqaqable.com
Maalinta Beri ah Ayaa noqoneysa maalinta koowaad ee ciidul fitriga kadib markii laga arkay bisha soonfur wadamo badan oo muslimiin ah Qatar Saudi Arabia Emarat Yemen Jordan Falastiin Kuwit Syria somalia Somalia iyo Libya oo iyadu ku xisaabtanta Cilmiga Falaga oo maalin ka hor sii sheegtay
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 29, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa soo if baxaya warar sheegaya in Nuur Cadde uu miiska soo saartay qorshihii ugu dambeeyay ee looga takhalusi lahaa labada Janan ee Mudadaanba ay Soomaalida Ka Shanqarineysay dad badana ay uga niyad jabsanaayeen Wadahadalada Nabada Djibuti oo ay qeyb ka ahaayeen labadan nin oo kala ah Cabdi Qaybdiid iyo Darwiish
Nuur Cadde [...]
Filed under: Buqaqable | Tagged: Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 29, 2008 by Buqaqable.com
Maleeshida Raaskambooni ayaa xalay Mar kale weeraro kala duwan ku qaaday dhowr fariisin oo ay Ciidamado kala gedisan daganaayeen Goobaha sida gaarka ay U Beegsadeena Dagaalyahankan waxaa ka mid ahaa Nom 4 oo ay dagan yihiin Ciidanka Wata Magaca AMISOM, waxaana halkaas ka dhacay dagaal aad u culus oo fool ka fool ahaa mudana [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 29, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa maanta Qarax xoogan lagula beegsaday Ciidamada Cadowga Ethiopia oo Marayay Wadada Maka Al-Mukarama Ciidamadan la qarxiyay ayaa ahaa kuwa aad isu ilaalinayay in kastoo markii dambena la qarxiyay qaraxan oo ahaa miinada dhulka la geliyo oo meelaha fog fog laga hago.
Sida ay inoo xaqiijiyeen dad goobjoog ka ahaa halka uu qaraxu ka dhacay waxaa [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 29, 2008 by Buqaqable.com
The UNHCR says Yemeni coast guards rescue 71 survivors on the boast as it drifted near the coast. The agency said Sunday the boat left Somalia with 124 passengers aboard on Sept. 3 headed for Yemen when it broke down a few hours later. The crew abandoned the boat on another craft and never returned. [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 28, 2008 by Buqaqable.com
Wakaalada wararka ee Dalka Bangladesh ayaa qortay in dowlada Bangladesh balan Qaaday inay ciidamdooda hogaamin doonaan ciidamada nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay qorsheyneyso in loo diro dalka somaaliya, in kastoo aan la ogeyn xilliga iyo cadadka ciidamada Un ka ka Imaan doona wadanka somaaliya.
La taliyaha Sarkaarka Haysta Ciidanka Bangladesh (Fakhruddin Ahmed) ayaa kulan kula [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 28, 2008 by Buqaqable.com
Ciidamada Afrikaanka ah Ee Xamar u jooga inay Gumeysiga Sharciyeeyaan iyo inay Lacag Fara Badan ku Qaataan Dilka Somalida Amisom ayaa saaka Qarax lagula beegsaday wadada Isku Xirta Garoonka Diyaaradaha Muqdisho iyo isgooyska No-4, Xili ay ka baarayeen Miinoooyin Taasoo ay inta Badan shaqo ka dhigtaan subaxa hore
Qaraxaan oo ahaa mid aad u culus, ayay [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 28, 2008 by Buqaqable.com
Dhageyso Afhayeenka Midowga Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya sh C/raxiim Ciise Cadow ayaa iska fogeeyay warka ka soo yeeray inj, Eenow iyo Dad kale oo shirkad kula ah Gudbinta raashinka WFP warkaasoo sheegayay in Xoogaga Maxkamadaha ku lug lahaayeen Boob loo geystay Gawaari siday Raashin gar gaar ah, kaasi oo lagu boobay markii ay marayeen Xaafada Suuqa [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on September 27, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa Gobolo Badan oo ka tirsan bariga somaliya soo buuxdhaafiyay Maraakiib dagaal iyo Diyaarado nooca qumaatiga u kaca ah oo ka soo kacaya Maraakiibta Waaweyn ee fadhiya xeebaha degmooyinka Hobyo iyo Xarardheere
Diyaaradahan ayaa ilaala ka haya Markab qalab Militri u siday wadanka kenya oo kooxo burcad badeed ah ay la soo galeen halka ay diyaaraduhu [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »