Posted on August 31, 2008 by Buqaqable.com
Magaalada Jowhar Ee Xarunta Go, Shabellada dhexe ayay saaka iskaga hor yimaadeen laba ciidan oo markii hore kawada tirsanaa Midowgii _Maxkamadaha Islaamiga intaanay Kala Jab jabin ka hor
Magaaladan oo ay in mudo ahba Gacanta ku hayeen Ciidamo ka amar qaata Maxkamadaha ayaa Qilaafkii Djibuti Asmara kadib waxaa soo shaac baxayay in labada garab ay qoloba [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 31, 2008 by Buqaqable.com
Dagaal Kulul ayaa maanta ka dhacay deegaanka dabakaayo Madoow ee degmada Dharkeenley ee Muqdisho.
Iska horimaadkan ayaa waxa uu u dhaxeeyay ciidamada Copyga u ah Cadowga iyo Kooxaha Muqaawameeya ciidamada Gumeysiga iyo Siyaasada Qabaliga ah ee Mbghati .
Inta la ogyahay waxaa iska horimaadkaas ku geeriyootay 2 ruux oo rayid ah waxaana sidoo kale ku dhaawacmay 3 [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 31, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa mark augur horeysay Ku dhowaad laba sano kadib maanta laga furay Maxkamad Shareecada islaamka wax ku xukumeysa Degmada B/barde oo ka tirsan Gobolka Hiiraan
Xaflad si wanaagsan loo soo agaasimay oo lagu furayay Maxkamadan ayaa waxaa ka hadlay Sh.C/raxman ibraahim Macow oo ka tirsan Madaxda Midowga Maxkamadaha Go,Hiiraan
Sheekha ayaa ka warbixiyay dhisida Maxkamadan inay in [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 30, 2008 by Buqaqable.com
Mid ka mid ah Maleshiyada Mbghati oo labisan Dreys Ciidan ayaa Maanta ilaa shan ruux oo Qaraabo ah ku dilay deegaanka Suuq Bacaad, dilkan oo ay ka soo baxayaan warar is khilaafsan .
Gacan Ku Dhiiglaha ayaa watay Qori AK47 ah ayaa rasaas huwiyay shanta ruux oo ay ka mid ahaayeen ganacsato caanka ah [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia | Leave a Comment »
Posted on August 30, 2008 by Buqaqable.com
(BOQORKA BOQORADA AFRIKA)
Mucamar Al Gaddafi Maanta laga Bilaabo Waa( Boqorka Boqorada Afrika ) waxaa sidaas saxiixay Shalay in ka badan 200 oo ah Boqoro Salaadiin Odayaal Dhaqmeed Ka Kala Yimid 51 Dowlo oo afrikaan ah
OO ay Xataa ka Mid ahaayeen Somali Sida Odayaasha Beelaha Hawiye Axmad Diriye iyo Xaad oo iyo Wafdi ay [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 29, 2008 by Buqaqable.com
Daawo Video ga waxaa mar kale shalay soo gaaray agagaarka magaalada kismaayo Sheikh xasan turki iyo ciidan uu hogaaminyo ,
kuwaasoo aad u tababrnaa aadna u hubeysnaa marka loo eego Jabhadaha Dagaal ee hada ka jira somaliya in kastoo la dhihi karo
Sheekh xasan turki ciidankiisa waa ka yar yahay ciidamada ay wataan Al-shabaab ama ciidanka Jabhal [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 29, 2008 by Buqaqable.com
Masjidka Sh.Cali Suufi ayaa 11 bilood kadib maanta furmay kaasoo inta badan u xirnaa Ciidamada Copyga oo iyagu daganaa wadooyinka hodan iyo Wadnaha
Maanta waxaa markii ugu horeysay halkaasi Salaadda Jimcaha ku tukaday dad gaaraya illaa 200-oo qofood kadib markii halkaas ay ka carareen Copygii Tigreega .
Maamulka Masjidka Ayaa Maanta dadka u sheegay in wixii [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 29, 2008 by Buqaqable.com
marka laga soo bilaabo -bishii Dez 2006 di oo ay xamar iyo inta badan meelihii ay ka talinyeen midowga maxkamadaha islaamka ka Yaaceen,
Waxaa isa soo tarayay wararka sheegaya in khilaaf iyo is maqlid la,aan ay ka Dambeysay jabka ciidankii maxkamadaha ee xooga badnaa kasoo dadka la socda xaladaha miltry ee soomaaliya ay tilmaameen in ay [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 29, 2008 by Buqaqable.com
Xasuuq
The premier made the remarks on Thursday, saying that heavy clashes in Somalia caused the deaths and injuries of many civilians.
Earlier, Zenawi said that Ethiopian troops would leave Somalia on an urgent basis.
He mentioned two main reasons for the decision, the first one is lack of money and the second is lack of cooperation of [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on August 28, 2008 by Buqaqable.com
C/lahi Yusuf Dhageyso: Nuur Cade Dhageyso
Waxaa maanta ka dhacay Xaruntii ADC da Baydhabo Fadhigii Xilmadhibaanada Mbghati oo maalmahan laba u kala jabnaa
Taasoo aan la xariirin wax haba yaraatee wadanka u dan ah ama qalad laga galay wadanka
Waxa kaliya ee lagu kala jabnaa waxa ay ahaayeen Dhaqaalo doon iyo Mansib Doon lagu kala balamiyay hadii uu dhinac [...]
Filed under: "somalia, Buqaqable | Tagged: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »