Majalada Forien Policy ee caanka ah ayaa cod bixin ay u samay 100 ka qof ee aduunka ugu aqoonta iyo soo jiidashada badan cod bixintaasoo ay ka qeyb qaateen boqolaal kun oo qof ayaa waxa ay noqdeen 10 ka qof ee ugu horeeya caalamka muslimiin taasoo waji gabax ku noqotay wadamada reer galbeedka qaarkood

In our last issue, we named the world’s top 100 public intellectuals and asked readers to vote for those they deem most deserving of the top honors. Now, 500,000 votes later, we reveal the results of the reader poll. Plus, members of the Top 100 name the intellectuals they believe should have made the list.
Rankings [...]

Kolonyadii Ciidamada Gumeysiga Ee Xalay Xamar ka tagay oo maanta ay jabhada islaamiga soomaaliyeed ku haleeshay howdkii cadaabta Tigreega (Yaaqbiriweyne)

Wanla weyn:-Wararka naga soo gaaraya tuulada  Yaaqbariweyne  ee gobolka Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in Jabhadda Islaamiga (JABISO) ay weerar ku qaadeen ciidamo kolonyo ah oo xalay ka tagay  Muqdisho.
Ciidanka Cadowga ee Itoobiya oo  watay gawaari faro badan oo gaaraysa ilaa 30  ayaa waxaa wadada u galay Mujaahidiinta JIS iyaga oo laba dhinacba   kaga yimid ciidanka [...]