Mudaaharaadyo lagu taageerayo eryidii Dagaal ooge Dheere oo maanta ka Billabatay xeryaha dadka bara kacay iyadoo la rajeynayo inay sii socon doonaan maalmaha soo socdo :.

 Ceyrintii  shalay lagu sameeyay  Hogaamiye kooxeed  maxamed Dheere ayaa  siyaabo kala duwan looga soo dhoweeyay caalamka oo dhan soomaalida meelaha ay ka kala joogto gaar ahaan kuwa gudaha ku nool  gaar ahaan  Magaalada Muqdisho iyo deegaanada kuyaala  dhinaca koofureed ee Caasimada halkaasoo ay ka dhaceen dibadbaxyo  aad u balaarnaa  oo lagu taageerayay arrintaasi maadaama uu [...]

Copygii Tigreega oo bilaabay inay hubkooda iibsadaan kana fakdaan ood u ahaanshaha Gumeysiga ::

 
Ciidamadii  copy-ga ahaa  ee dhawaan laga keenay Itoobiya ayaa bilaabay inay hubkooda ku iibiyaan  suuqyada  hubka lagu gado ee xaafadaha muqdisho ,  waxayna u cararaan hadba meeshii u dhaanta ood u noqoshada ciidamada cadowga Tigreega  xeryaha xamar uga jira . Mid ka mid ah Copygii dhawaan laga keenay Godey oo isagoo qorigiisi gatay la hadlayay [...]