Posted on July 29, 2008 by Buqaqable.com
Dilka Dadka wax lagu noqday lagu waari maayo
Waxaa Maanta Maxamad Dheere Laga Qaaday Jagadii uu u hayay Dabadhilifka iyo Ethiopianka oo aheyd Gudoomiyaha Gobolka Bnanaadir iyo Duqa magaal madaxda waxaa jagadaas loo dhiibay Dhagaxtuur oo ku xigeen uga ahaa sida ay wararka nagu soo gaarayaan waxa uu Nuur Cade keenay maanta Golaha wasiiradiisa Moshin [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, News | Leave a Comment »
Posted on July 29, 2008 by Buqaqable.com
Hey,da Elman Waxa Ay Ku Caan baxday Soo Bandhigida Xadgudubyada
Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Eng Sudan Cali Axmad Madaxii He,yada Xuquuqul insaanka Elman Ee Somaliya kadib Xanuun uu mudo ka qabay dhinaca keliyaha ingineerka ayaa allaha u naxariistee waxaa lagu yaqaanay inuu aad u difaaci jiray xuquuqul insaanka somaliya gaar [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, News | Leave a Comment »