Dagaalyahanada Gumeysiga Shafka Dhulka U Dhigay
Xornimo doonka ayaa galabta weeraro ku ekeeyey ciidamadii copy-ga ahaa ee dhawaan laga keeney Itoobiya oo dhowr maael ka joogay magaalada xamar ilaa laba meelood ayaa lagu haleelay oo kala ah xaafada Hodan iyo Huriwaa . Ciidamada copy-ga ah ayaa markii weerarka lagu qaadayay marayay deegaanka Taleex ee degmada [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, News | Leave a Comment »














