Gudiga Amaanka Golaha Baarlamaanka Mbghati oo Mooshin ka keenay ciidamo Copy cusub oo soo gaaray ayaa sababay in la is qabqabsado . 155 Xilmadhibaan oo maanta ka qeyb gashay Fadhigii Baarlamaanka Mabghati ayaa u Codeeyay Mooshin ay Soo jeediyeen Gudiga Amaanka Golaha Xilmadhanaada ,kaas oo ku aadanaa in Ciidamo dhawaan lagu soo tababaray Dalka Eithopia oo Baydhabo joogo aan Muqdisho loo gudbin,taas oo markii danbe isku raaceen Xildhibaanadu.
Fadhigii Maanta oo uu shir Gudoominayay Kuxigeenka 1-aad ee Mbghati Dhalxa ayaa kusooDhamaaday Go’aanka ah in Ciidamadaas aysan ugudbi karín Muqdisho,kana Howl galaan Magaalada Baydhabo iyo Gobolada Bay iyo Bakool iyo kuwa deriska ah:-
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia















