Sh Xasan Daahir hadii uu rabo in laga saaro liiska argagixisada waa inuu ka qeyb qaataa wadahalada soomaalida u dhexeeya , Jandeyi Frezer ::

Jendayi Frazer

Dhageyso                                                                                                                                      Jandayi Frazer Kaaliyaha Xoghayaha Arimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan  Afrika ayaa sheegtay in Dowladda Mareykanka taageersantahay  dadaalka dib u heshiisiineed ee ka socda dalka Jabuuti, iyadoo si gaar ah u soo dhaweysay heshiiskii Jabuuti ku dhex maray Mbghati  iyo  Isbaheysiga Dib u xoreynta soomaaliya . Iyadoo ka hadlaysay kala qeybsanaanta ku timid xubnaha [...]

Xilmadhibaanada ´Soomaaliyeed ayaa maanta ka dooday Halka la geynayo Ciidamada Copyga ee dhowaan laga keenay Ethiopia waxayna isku raaceen inaan Xamar la Geyn karin ::.

Istunkii Baarlamaanka

Gudiga Amaanka Golaha Baarlamaanka Mbghati  oo Mooshin ka keenay ciidamo Copy cusub oo soo gaaray ayaa sababay in la is qabqabsado . 155 Xilmadhibaan oo maanta ka qeyb gashay Fadhigii Baarlamaanka Mabghati  ayaa u Codeeyay Mooshin ay Soo jeediyeen Gudiga Amaanka Golaha Xilmadhanaada ,kaas oo ku aadanaa in Ciidamo dhawaan lagu soo tababaray Dalka [...]