War degdeg ah dagaal xoogan iyo madaafiicda BM ka oo ka socda hada magaalada B/weyne ciidamada Cadowga oo xalay dagaal looga riixay goobo ay shalay yimaadeen ayaa saaka waxaa u yimid ciidamo gurmad ah xoogaga xornimo doonkana waxaa soo gaaray gurmad naf hurayaal ah oo u diyaar ah inay gumeysiga xanuunjiyaan dhawaqa rasaasta iyo bambaanooyinka ayaa is qabsada maanata maray duhurkii ku dhoweyd magaalada B/weyne iyadoo aananan wali la ogeyn qasaaraha dhabta ah ayaa hadana wararka na soo gaaraya waxa ay sheegayaan in xaafada H/wadaag ee Galbeedka Magaalada ay xabashidu soo aadi waayeen tan iyo shalay ay hadana ku bilaabeen madaafiic BM ah oo laga soo ridayo 115
waa cadaawada Gumeysiga e xaafadaas kaliya waxaa shalay ku geeriyooday 15 ruux oo aan dagaal ku jirin maanta sidi ayuu ugu socdaa BMkii Gumeysiga hadaba waxii warar ah nagasuga
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia




















