Xooggaga dib u xoreynta ayay u cadaatay qiyaanadii waxa loogu yeero odi dhaqameedka kadib markii ay ciidamadii maxkamadaha ka saareen magaalada B/weyne ayn sameeyeen ciidamo madani ah kadibna ay ciidamada cadowga soo galeen magaalada iyagoo waliba ku laaayay dad aan waxba galbsan hanti badana ku burburiyay marka ninka mar dambe ka yeela talo nin cadowga iyo Muqaawamada u dhexeeya oo marba meel tago Ciidamada Cadaowgana waxaa caado u ah in aysan wacin ama raadin wax oday Dhaqameed ama cid wax lagala tashto ilaa marka ay tabar daran yihiin maxay u waci waayeen dacar xirsi habeen hore markay magaalada soo galayeen
maxay u waci waayeen odaaya guriceel markii xooga looga soo saaray gobolka oo dhan aqristow hadaad xasuusato sanadkii hore dagaaladii ugu dambeeyay ee xabashi meydkeeda xamar lagu jiiday waxa ay u yeereen habeen madow Mxamad X Xaad iyo Diiriye si ay uga dalbadaan meydad ayna maxaabiis u soo deeyaan mana dhiicin oo markii ay odayaasha baqtigii xabasho geeyeen waxaa xujo looga dhigay liiska dadka aan idinka hayno keena marka xabashi oo Janta kuindishe ku xayiran kuna ooman kuna baahan geed kasta oo soo madowna Muqaawamo u aragto jawaasiistii u shaqen laheydna la laayay ayaa waxa ay heleen jawaasiis sharciyaysan aqristow raali ka ahaw hadalada haday ku dhibaan laakiin jaasuus macnihiisu ma wanaagsana laakiin waxaa jaasuus la yiraahdaa ninka adna war klaa qaado ninka kalena ka soo qaado marka ciidankii Janta Kuindishe ku xayiraa odayaasha waxa ay noqdeen kuwa kaliya ee u tagi kara ma diideysaa in ay xabashidu niyada ugu dageyso marka qof u yimaado yiraahdana nimankaas anagaa meesha ka saareyna ee naga war suga Cumar Xaashi oo idaacadaha Gudaha la hadlayay ayaa sheegay inay diyaar u yihii inay Gumeysiga magaalada kula diriraan taasoo markii hore u sahlaneyd inay xabashida banaankabauga hor tagaan ama difaac ugu jiraan si kastaba ha ahaatee hadladii Cumar Xaashi waxaa ka Mid ahaa
Anaga sababihii Magaalada aan uga baxnay waxay aheyd dalab ay naga codsadeen Odayaasha, laakiin waxaad moodaa in wada hadaladii iyo nabadeyntii Odayaasha ay wadeen ay ku qayaameen Ciidamada Ethiopia”ayuu yiri Col. Cumar Xaashi oo ku sugan Magaalada B/weyn.
Wuxuu sheegay Mas’uulkan ka tirsan isbaheysiga Dib u xoreynta ujeedka uu ahaa si loo bad baadiyo dadka soomaaliyed, laakiin wuxuu tilmaamay in Ciidamada Ethiopianka ay la gudboonaatay in shacabka ay laayaan, balantiina ay jebiyaan sida uu yiri.
Hadalka Colneyl Cumar Xaashi ayaa ku soo aadaya, xilli Xaalada Magaalada ay tahay mid cakiran, isla markaana Labada dhinac ee isku haya magaaladaas ay wadaan abaabulo xoogan
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia













