War Saxaafadeed ka soo baxay Isbaheysiga Dib u Xoreynta oo uu maalmahaan Shir uga socday Magaalada Djibuti

Baaq kasoo baxay madaxda Golaha Dhexe ee Isbahaysiga oo ku sugan Jabuuti ayaa lagaga hadlay warar Maallmahan saxaafadda buunbuunisay  iyo kulan la sheegay inuu Asmara ka dhacay xilkana looga qaaday madaxda Isbahaysiga. Baaqa ayaa sidan u qornaa.
Waxaa maalamahan saxaafada iyo Ra,yiga dadweynaha qasay  warar sheegaya in Isbahasiga dib u xoraynta u qaybsamay laba garab oo [...]

war degdeg ah dagaal xoogan iyo duqeyn ka bilaabatay Magaalada B/weyne Xoogagag Xornimo doonka iyo Gumeysiga :::::

War degdeg ah dagaal xoogan iyo madaafiicda BM ka oo ka socda hada magaalada B/weyne ciidamada Cadowga oo xalay dagaal looga riixay goobo ay shalay yimaadeen ayaa saaka waxaa u yimid ciidamo gurmad ah xoogaga xornimo doonkana waxaa soo gaaray gurmad naf hurayaal ah oo u diyaar ah inay gumeysiga xanuunjiyaan dhawaqa rasaasta iyo bambaanooyinka [...]

odayaal dhaqameedka boos ma uga banaanyahay la xaajoodka ama la hadalka ciidamada Gumeysiga ??????

B/weyne

Xooggaga dib u xoreynta ayay u cadaatay qiyaanadii waxa loogu yeero odi  dhaqameedka kadib markii ay ciidamadii maxkamadaha ka saareen magaalada B/weyne ayn sameeyeen ciidamo madani ah kadibna ay ciidamada cadowga soo galeen magaalada iyagoo waliba ku laaayay dad aan waxba galbsan hanti badana ku burburiyay marka ninka mar dambe ka yeela talo nin cadowga [...]