Libya iyo Switzerland oo uu qilaaf xoog leh soo kala dhex galay kadib markii Geneva lagu xiray wiil uu dhalay Qadafi oo la yiraahdo Hanibal Qadafi oo lagu eedeeyay inuu ku xadgudbay laba nin oo marocan iyo tunis ah oo shaqaalo ka ah hotel uu daganaa oo uu gan u qaaday :::

  Libya has been taking “worrying retaliatory measures” since last week’s arrest in Geneva of one of Moammar Gaddafi’s sons, says the Swiss foreign ministry.
The North African oil-exporting country has recalled some of its diplomats, suspended the issuing of visas for Swiss citizens, cut down flights to Switzerland and detained two Swiss nationals on various [...]

War degdeg ah Dagaal Xoogan oo Caawa ka qarxay goobihii ay Ciidamada Copyga iyo kuwa Tigreega soo dageen ee koonfurta muqdisho :::

 Dagaal aad u xoogan ayaa caawa waxa uu ka soconayaa saldhigyada ay ka dagan yihiin ciidamada gumeysiga magaalada Muqdisho,dagaalkan oo ah mid aad u qaraar ayaa waxa la isku adeegsanayaa
hub noocyaduiisa kala duwan iyada oo laga maqlayo inta badan magaalada Muqdisho .
Xoogaga Muqaawamada  Soomaaliyeed ayaa waxa ay ku garaacayaan Hoobiya yaal Wasaaradii hore ee G/dhiga [...]