Posted on July 22, 2008 by Buqaqable.com
waxaa galabta sidii la wada dhowrayay maalmahanba Isbaheysiga Qeybtiisa asmara ku hartay oo aanan gaareyn 50 qofood sida la sheegay ayaa Sheekh xasan daahir u magacaabay inuu u noqdo hogaan cusub oo badala sh shariif waxaa la yaab leh in ay soomaaliya ku heshiin karin xataa urur iska daa dowladnimo,e taasoo aheyd in maanta isbaheysigii loo [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile | Leave a Comment »
Posted on July 22, 2008 by Buqaqable.com
Ciidamadii dhawaan lagu soo tababaray Itoobiya oo ay wehlinayaan kuwa Itoobiyaan ah ayaa saaka soo gaaray magaalada Afgooye
Ciidamadan is garabsanaya oo wata in ka badan 30 gaadiidka dagaalka iyo kuwa ciidamada lagu daabulo ayaa ka soo kicitimay dhinaca degmada Wanlaweyn oo ay maalmahaanba ku sugnaayeen kadib markii laba habeen ka hor weerar xoog leh loogu [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »