Abaaro iyo Biyo la,aan laga soo sheegayo qeybo ka tirsan Gobalka hiiraan oo ay xoolo badan ugu dhamaadeen biyo iyo baad la,aan ::

Abaaraha Waxaa Sababa Xaalufinta dhirta

Boqolaal qooys oo u badnaa xoolo dhaqato iyo Beeraleey  ku noolaa tuulooyinka Buq Goosaar,War dhabeel iyo Matoor oo ku yaala  K/galbeed  magaalada Baladweyne ayaa bilaabay  baraka baahsan  kadib markii ay  biyo la aan Xoogan  saameeysay   nolsha Xoollaha iyo Dadkaba
Tuulooyinkani oo lahaa Ceel Biyoodyo  tiro yar ayaa haatan guray oo biyihii ay [...]

Shirkii Gollaha Dhexe Ee Isbaheysiga Dib U Xoreynta Soomaaliyeed OO Maanta Ka Furmay DJibuti iyo Xubo Ka Yimid Asmara oo Ka Soo Qeyb galay

Hoggaanka Gollaha Sare

Shirkii Golaha Dhexe ee Isbaheysiga Dib u Xoreynta Soomaaliyeed ayaa Maanta Si Rasmi ah uga  furmay Magaalada DJibuuti, kadib markii uu in mudo ah dib ugu dhacayay arimo quseeya khilaafaadka isbaheysiga u dhexeeyay   Shirkan ayaa waxaa  suura geliyay Qabsoomidiisa waxyaabo badan oo laga gudbay oo ay ka mid ahaayeen  Dad dalka iyo dibada [...]