Shirkii Sanca oo xalay la soo gabagabeeyay iyadoo aanay wali lala hadlin saxaafada waxii ka soo baxay hadana warar hoose ay sheegayaan in uu guul ku dhamaaday

 Laba asbuuc oo wada hadal ah kadib ayay xalay labadii garab ee Asmara iyo  Djibuti soo afjareen khilaafkoodi in kastoo aan la sheegin qodobadii heshiiskaas  saldhiga u noqda waxa la filayaa in maanta ay la hadli doonaan warbaahinta masuuliyiin loo xilsaaray  laakiin ilaa hada wararka na soo gaaray waxa ay sheegayaan in
Garabyada isbaheysigaas ee horay [...]