Posted on July 16, 2008 by Buqaqable.com
waxaa maanta soo gabagaboobay heshiis kala wareejin maxaabiis iyo meydad ay kala heysteen israel iyo Xisbullah mudo fog waxa ugu weyn in xisbullah uu helay maxaabiis nool oo uu ka mid yahay Sameer Qundhaar ninka lagu magaabo oo ay isreal qabsatay 1979 markii uu dil u geystay dhowr qof
oo israel ah maxkamad ay ku xukuntay [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Somali Links, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 16, 2008 by Buqaqable.com
Manoshaher Mottaki Iyo Guulwade
Dowlada iiraan waxay u bandhigaysaa dhinacyada soomaalida inay diyaar u tahay inay iyada dhecdhexaadiso waxaa yiri wasiirka arimaha dibada iiraan Manouchehr Mottaki markii uu la kulmay shalay C/raxman Guulwade oo uu dhawaan C/llaahi Yusuf u Magacaabay inuu noqdo Safiirka u fadhiya iiraan isagoo abaal marin uga dhigay Shirkii Cali Mahdi oo uu [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »