Posted on July 15, 2008 by Buqaqable.com
Baabuur Xabasho
Warar dheeraad ah oo Inaga soo gaary Jiida Bardaale ayaa sheegaya kadib dagaal qaraar oo ka dhacay duleedka magaalada Bardaale in dagaalku joogsaday . War laga soo xigtay dad ku dhow Midowga Maxkamadaha ayaa sheegaya in ciidamada Itoobiya laga gubay laba gaari Uraale ah iyo gaari kale Jeepka nooca ruushka ah oo ay saraakiil saarnaayeen [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 15, 2008 by Buqaqable.com
Firxadkii Copyga
Dhageyso
Midowga Muqaawamada Soomaaliyeed ayaa galabta weerar culus ku qaaday fagaaraha Tarabuunka oo ood u ah Ciida,ada Gumeysiga Ee Dagan Isbital Digfeer
Dagaalkan oo ahaa mid aad u culus ayaa soconayay mudo dhaw laba saacadood waxaana dhawaqa hubka la isticmaalayay laga maqlayay daafaha magaalada Muqdisho oo dhan.
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 15, 2008 by Buqaqable.com
B/weyne
Dhageyso
Xoogagii MMI ayaa Gabdi ahaanba ka guurey xarumihii ay ka degenaayeen magaalada Beledweyne Sida Saldhigii Boliska iyo xarunta gobolka Hiiraan
Ciidamada ayaa qeybtii ugu dambeysay ay saaka Magaalada ka baxeen iyagoo uga baxay magaalada dhinaca galbeedka, mana jirto wax faah faahin ah oo intaas dheer.
Dareenka dadka magaalada ayaa aad u kacsan, waxaana hadal haynta ugu badan [...]