Sidii Maalmahaanba la wada sugayay waxaa maanta Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Maxkamada Dambiyada Dagaalka Ee Ku Shaqeeysa Sida Mareykanku Rabo Luis Okambo, (Laahaay) Ka Soo baxay Qaraar Lagu Dalbayo in Lagu Soo Qabto Madaxweyne Bashiir

War Deg Deg Ah

Waxaa maanta soo baxay dalab ay maxkamada Dambiyada dagaalka sida ay u rabaan wadamo qaarin la soo qabto lana xukumo M Bashiir ka Suudaan  sida ingriiska France USA  kuwaasoo ka aamusay dambiyada dagaal ee ka dhacaya Dhulka Falastiiniyiinta Afganistan Iraq Xabsiga Abuu Gureeb ee ku yaala wadanka ciraaq kaasoo waxii ka dhacay [...]

Sidana ay qoreen wakaalado warar waxaa Maxkamada Huge loo gudbiyay dacwad ka dhan aha Zenawi oo laga sugayo jawaab hadiiba aanay noqon goob Bush Leeyahay waa maxkamadee ::

Fashilkii Zenawi & Bush

 Sida ay maanta  shaacisay shabakadda wararka ee Naasareed tacadiyo lidi ku ah xaquuqul aadamiga oo la sheegay in taliska xukuumada Itoobiya ee hogaamiyo Males Zanewi uu ka geystay ismaamulka Soomaalidu degto ee bariga wadankaasi ayaa lagu wadaa in dhawaan loo gudbiyo maxkamada qaada dambiyada dagaalka Heeg ee wadankaasi Yurub ee Netherlands. Fariintaan [...]