Mansuur Roobow iyo Ciidan uu hogaaminayo oo xalay la wareegay Gacan ku haynta Buurhakaba Taasoo ka dhigaysa inay Gabi ahaanba kala Go,een Xamar iyo Caasimada Xilmadhibaanada ::

Mansur in B/Hakaba

Afhayeenka Xarakada Al Shabaab  Mukhtaar Rooboow iyo ciidamo uu hogaaminayo ayaa xalay gaaray degmada Buur-hakaba ee gobolka Baay. Xoogaga Al Shabaab ayaa halkaas la wareegay  iyadoo aysan Dhiig ku daadan   . Ciidamadii dowlada Mbghati   ee halkaas ku sugnaa ayaa u cararay dhinaca magaalada Baydhabo oo iyadana ay ka jirto cabsi xoog leh waloow [...]