China & Rushiya oo Xalay Dharbaaxo Weyn la Dhacay Mareykanka kadib markii ay si isku mid ah u qaateen Veto ama codka Diidmada Qayaxan cunaqabateyn la saari lahaa Zimbabwe iyo madaxweynihii xuriyada keenay Mugabe oo diiday inuu ogolaado inay cadaanka heystaan beeraha madowga :::

Dowladaha Mareykanka iyo ingriiska oo maalmahaanba u ololeynayay inay cunaqabateyn shaqsiyadeed iyo mid dhaqaaleba ku saaraa madaxweyne Mugabe iyo dadka sarsare ee xisbigiisa talada haya kadib markii uu qilaaf ku dhamaaday doorashooyin ay rabeen labadaas wadan inuu ku guuleysto xisbiga mucaaradka oo isagu u janjeera dhinaca wadamada reer galbeedka waxa ugu weyn ee ingriisku ugu [...]

Cambaareynta xasuuqii dayniile oo isa soo taraysa min jabuti ilaa xamar iyo qasaaraha oo asna sii badanaya ::

Dhaqan

 Godoomiyaha golaha dhaqanka beelaha Hawiye Maxamed Xasan Xaad ayaa si kulul uga hadlay falkii shalay ciidamada Dabadhilifka   ku gumaadeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan Maxamed Xasan Xaad ayaa falkaas ku tilmaamay fal arxan daro ah oo lagu ugaarsanayo dadka shacbka ah ee aan waxba galabsan, wuxuuna ku tilmaamay mid Mas’uuliyad xumo ku dhacay [...]