Posted on July 11, 2008 by Buqaqable.com
Sarkaal ka tirsan Hey’adda DBG ayaa galabta lagu dilay Deegaanka Ceelasha Biyaha, iyadoo sarkaal kale oo u shaqeynayay Hey’ad Maxali oo la yiraahdo SORDA isna dhaawac halis ah Kooxo Hubeysan ugu geysteen Deegaanka KM-13 ee Duleedka Magaalada Muqdisho.
Kooxo Hubeysan ayaa Galabta waxay Deegaanka Ceelasha Biyaha ku toogteen Agaasime Kuxigeenkii Hey’ada Daryeel Bulsho Guud DBG oo [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 11, 2008 by Buqaqable.com
Magaalada Baydhabo oo ah xarunta baarlamaanka Mbghati ayaa waxay ku jirtaa xaalad cakiran ka dib markii Xoogaga Mujaahidinta ay dhinac walba ka soo fariisteen, waxaana dhacday in weeraro toos ah iyo qaraxyaba ay ka dhaceen Baydhabo oo ah halka kaliya eheyd ee Dabadhilifka gacanta ugu jirtay .
Wararka aan ka heleyno magaalada Baydhabo ayaa xaqiijinaya in [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »