Posted on July 10, 2008 by Buqaqable.com
Muqaawamo
dagaalkii qaraaraa ee xalay ka dhacay deegaanka daynuunaay oo dhowr kilomitir oo kaliya u jira magaala madaxda Gobolka Bay ayaa maanta mar kale waxaa uu dagaal kale ku dhexmaray degmada Bardaale ciidamada muqaawamada iyo kuwa cadowga .
Dagaalka ayaa lagu soo waramayaa in uu dhashay markii Ciidamada Gumeysiga ay damceen in ay aadaan dhankaas [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 10, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa uu welwel weyn ka jiraa xaalada magaalada Beledweyne ee xarunka gobolka Hiiraan iyadoo intii badneyd dadkii ku noolaa magaalada ay ka bara kaceen
Magaalada Beledweyne ayaa waxaa gacanta ku haya Maxkamadaha Islaamiga ah oo waliba ay hada iskugu yimaadeen ciidamo fara badanoo ka kala socday gobolo badan oo south somalia ah oo uu ahaa kii [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 10, 2008 by Buqaqable.com
Xoogaga Al-Shabaab ayaa xalay weerar culus ku qaaday xerada Daynuunaay oo ah xero ciidan oo ay ku xareysan yihiin ciidamada Mbghati ee taagta daran Xoogaga Al-shabaab ayaa halkaas dagaal xogan kadib in mudo ah gacanta ku dhigay xerada Daynuunaay . waxayna halkaas ku dileen dhowr ka mid ahaa ciidamadii halkaas ku sugnaa, sidoo kale xoogagan [...]