Posted on July 7, 2008 by Buqaqable.com
Waxaa maanta shir jaraaid ku qabtay magaalada adisababa Nuur Cade waxa uuna yiri waa in si dagdag ah ay beesha caalamka u diraan ciidan UNka oo badala kuwa ethiopia taasoo buu yiri ka mid aheyd waxii bishii hore lagu heshiiyay Djibuti oo ay beesha caalamkuna ka aheyd goobjoog (Reuters) – The international community must deploy [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »
Posted on July 7, 2008 by Buqaqable.com
Allaha u naxriistee Cismaan Cali Axmed, madaxii Qaramada Midoobay u qaabilsanaa dhinaca horumaritna ee UNDP ayaa saaka lagu aasay magaalada Muqdisho ka dib markii kooxo hubeysan ay xalay toogteen masaajid ku yaala B/Xuubeey . Cismaan Cali Axmed ayaa ku geeriyooday cisbitaal ay leeyihii ciidamada AMISOM oo dhaawac ahaan loo dhigay .
Nasteexo Abuukar Yuusuf, oo ahayd [...]