Dhageyso Dhaqaaq xoogan oo ay wadaan ciidamada Itoobiya iyo xoogaga Mujaahidiinta ayaa magaalada Beledweyne ka dhaliyay cabsi xoog leh oo la soo daristay dadweynaha ku nool halkaas Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Janta Kundishe oo la daalaa dhacaya dhibaato dhinac kasta ah ayaa doonaya inay magaalada Beledweyne ku soo qaadaan weerar is biimeyn ah ka dib [...]
Filed under: "somalia | Tagged: "somalia, 1356, bielbienne, Buqaqable Technorati Profile, Ku Soo Dhowaada Jaaliyada Soomaliyeed Ee Dagan Wadanka, News, Technorati Profile, Wararka Somalia | Leave a Comment »














