Posted on May 25, 2012 by Buqaqable.net
Muqdisho : Ciidamada DKMG ah iyo Kuwa AMISOM oo beryahan dagaalo
Ka waday wadada u dhexeysa Afgooye iyo Muqdisho ayaa Maanta
Markii u horeysay gaaray Magaalada Afgooye oo ka mid ah
Magaalooyinka ugu waaweyn Gobolka Shabelleda hoose Taliyaha guutada koowaad ee ciidamada dawlada Col. C/laahi Cali Caanood oo warbaahinta uga waramay hawlgalka saaka ayaa sheegay in Raaca hore ee Ciidanka lugta ay maanta duhurnimadii galeen Magaalada
Read more »
Filed under: Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on May 17, 2012 by Buqaqable.net
Somalia is entering its "most critical stage" as the end of its
Transitional governing period Approaches in August, a United
Nations envoy said today, calling For the international community to
Boost their efforts to help the east African country through its peace and national reconciliation process. "As Somalia faces the greatest opportunity to end the transition, after so much investment by the international community and well-wishing Somalis, we must complete the tasks at hand,"
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on May 15, 2012 by Buqaqable.net
Muqdisho: Wafdi uu Hogaaminayo Ugaaska Beesha G/jecel Ugaas
C/raxmaan Ugaas C/llaahi Ugaas Muxumad ayaa maanta ka soo dagay
Garoonka Aadan Cabdulle int airport Wafdigan oo ka yimid Gobollada
Dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa Airporka Muqdisho ku soo dhoweeyay Wasiirro, Xildhibaanno, Culumaa’udiin, Odayaal dhaqameed, Dhallinyaro wax garad iyo Haweenka Beesha G/jecel iyo Beelo kale oo ay walaalo yihiin intaas kadibna wafdiga Ugaaska ayaa loo galbiyay
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable, ugaaska Gaaljecel | Leave a Comment »
Posted on May 15, 2012 by Buqaqable.net
Posted on May 15, 2012 by Buqaqable.net
Posted on May 12, 2012 by Buqaqable.net
B/weyne: Gudoomiyaha Degmada B/weyne Sheikh Cismaan Barre oo
Shir- Jaraa,id u qabtay Warbaahinta guddaha Soomaaliya
Ayaa ka hadlay Arin buuq iyo khilaaf badan ka dhalisay Guud ahaan
Gobolka Hiiraan iyo Gaar ahaan Magaadala madaxda Gobolka oo ah B/weyne Khilaafka hada ka taagan Gobolka ayaa soo bilowday tan iyo wixi ka dambeeyay Maamul ay dowlada KMG ka ah Muqdisho ka soo magacawaday kaasoo la Cuuryaamay kadib markii ay Beel ka mid ah beelaha
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on May 9, 2012 by Buqaqable.net
The Federal Democratic Republic of Ethiopia Foreign Affairs and National
Security Policy and Strategy Ethiopia’s Policy towards Somalia Continued…
c) Policy Direction
Our proximity to Somalia would be beneficial to our development if there
were peace and stability in Somalia. Peace can come to our region if a government committed to fighting disorder, terrorism and extremism in cooperation with its neighbours is established in Somalia. Some circles say that the establishment of such a government in Somalia would once again resuscitate the ideology of "Greater Somalia" and that peace, democracy and development in Somalia would, in that case,
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 29, 2012 by Buqaqable.net
Bosaso : Wararka ka imaanaya Maamul goboleedka Puntland ayaa
Sheegaya in la soo qixiyay Shaqaalihii tababarayaasha ahaa iyo
Dhamaan Agabkii Shirkadda Saracen International oo
mudooyinkii dambe gobolada bari ka waday tababarta la sheegay in loo sameynayo Ciidamada Badda iyo kuwa ilaalada gaarka ah ee Puntland Xeryaha laga soo guuray oo ku yaalay Deegaanada isku shuban iyo Baargaal
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 29, 2012 by Buqaqable.net
Muqdisho : Shir ay Saxaafada kula Hadleen Guddi ka tirsan Hay’adda
Culimada Soomaaliyeed iyo Aqoonyahano daraasad ku
Sameeyey dastuurka qabya Qoraalka ah ayaa lagu soo
Bandhigay qodobo ku jira dastuurka cusub oo ay ku sheegeen in ay halis ku yihiin jiritaanka Diinbta, Dalka iyo Dadkaba kuwaasoo ay ku baaqeen in si deg deg looga hortago loona joojiyo mashruuca ansixinta dastuurka.
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 23, 2012 by Buqaqable.net
Being desirous to make known to our Friends the Powers (Sovereigns) of
Europe the boundaries of Ethiopia, we Have addressed also to you (your Majesty)
The present letter. These are the Boundaries of Ethiopia Starting from the
Italian boundary of Arafale, which is situated on the sea, the line goes westward over the plain (Meda) of Gegra towards Mahio, Halai, Digsa, and Gura up to Adibaro. From Adibaro to the junction of the Rivers Mareb and Arated.
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 22, 2012 by Buqaqable.net
NAIROBI, April 20 (Reuters) – A row Between Kenya and Somalia over-
Their maritime border may deter Multinational oil companies from
Exploring for oil and gas offshore East Africa, and a Somali official -
Warned that the argument could escalate. The two coastal nations disagree over the location of their boundary line in the Indian Ocean. At stake are their legal claims to sell rights for exploration and collect revenue from any discovery.
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 22, 2012 by Buqaqable.net
Addis-ababa : kadib markii ay Maalin Ka hor diyaarad gaar ah Magaalada
Baydhabo ka qaaday Aadan Madoobe iyo Xaabsade oo ahaan jiray
Hogaamiye Kooxeedyadii ugu tunka Weynaa Gobolada Bay iyo Bakool
Sideed sano ka hor intii aysan Xukuumadii C/llaahi Yusuf sal dhigan Magaalada Baydhabo Wararka soo baxaya oo kala duwan ayaa sheegaya in ay Xabashida wadaan qorshe ay ku heshiisiinayaan Hogaamiye kooxeedyadii Bay iyo bakool oo aan iyaga
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 21, 2012 by Buqaqable.net
Muqdisho – April 21, dhalinyaro lagu Tuhunsan yahay in ay katirsanaayeen
Maleeshayada kooxda Al-Shabab ayaa Caawa ku Xasuuqmay miino ay
Dhigeen goob ku taala Xaafada KPP oo Ka tirsan Degmada Hodan qaraxan oo
Ay dadk ka ag dhow Xaadahaas aad u maqleen ayaa waxaa ka warbixiyay Taliyaha Hoggaanka baarista dembiyada ee CID Col: C/llaahi Xasan Bariise oo isla caawa Saxaafada la hadlay
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 21, 2012 by Buqaqable.net
Hargeysa: Augustine Mahiga oo labadii Maalmood ee la soo dhaafay Magaalada
Hargeysa ku joogay Safar dhagaha loo Wada tagayay ayaa maanta kulan
Saacado badan socday la qaatay Madaxweynha Maamulka Somaliland
Siilaayo kulankan oo aan wax badan Saxaafada laga ogeysiin ayaa la sheegay in uu taabanayay dhinacyo badan oo ka mid yihiin Shirka June ka dhici doona ee ay qeybaha Soomaalida iyo Caalamka ku balansan yihiin ayaa dhinaca kale waxaa la sheegayaa in looga wada hadlay diidmada ay Maamulka Soomaaliland
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »
Posted on April 21, 2012 by Buqaqable.net
Muqdisho: R-wasaare C/wali Maxamed Cali Gaas oo ay wehliyaan wasiirkiisa
Difaaca Xuseen Carab Ciise, iyo Saraakiil ka tirsan Ciidamada
Soomaaliya iyo kuwa AMISOM,ayaa Maanta soo kormeeray Difaacda ay
Ciidanka isku dhafka ah ka joogaan Furimaha Dayniile Goobaha ay R-wasaaraha iyo wafdigiisa booqdeen waxaa ka mid ahaa Xarunta degmada Dayniile oo ay maalin un ka hor Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM si buuxda ula wareegeen R/wasaare Gaas oo isa goobta kula hadlay
Read more »
Filed under: "somalia, Buqaqable | Leave a Comment »